Error Baa Jira! Javascript Error

Fadlan Enable garee Javascrip si aad u gasho Webkaan
Horn cable Tv Logo

SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB ILAAHAY UMADIISA U AMAAN GELIYA 2014 HD

Leave a Reply

BULSHO TV LIVE TV
TODAY SHEDULE
Now News
Next Entertainment
[in 50 mini]
qualitytechlinkk
OPINION / xayaysis

Daawo Barnaamijka Wax-Barashada BulshoTv Oo Laga Soo Diyaariyey Magalaada Muqdisho

Barnaamijka Waxbarashada Ee Xidhiidhka ka Dhexeeya Macalinka iyo Ardayga  Soo Saare :Maxamed Cabdi Cismaan {Fara-dheere} [embed]https://www.youtube.com/watch?v=OZzIbpa49IU[/embed]     Head Office BulshoTv Muqdisho Maxamed Cabdi Cismaan {Fara-dheere}

Mashruucii Maamul u samaynta Oo Gaadhay Deegaamo ka tirsan Sanaag, Xildhibaan Axmed Cali Yakhle Oo Degaankiisa Weji gabax kala kulmay Iyo Suurta galnimada qorshaasi (Akhri)

Mashruucii Maamul u samaynta Oo Gaadhay Deegaamo ka tirsan Sanaag, Xildhibaan Axmed Cali Yakhle Oo Degaankiisa Weji gabax kala kulmay Iyo Suurta galnimada qorshaasi (Akhri) Qaar ka mid ah Xubno ay ka mid yihiin Axmed Cali Yakhle oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka somalia kana mid ah dadka waa fikirka maamul u samaynta sool iyo Sanaag bari, ayaa la sheegay in ay gaadheen deegaamo ka mid ah gobolka sanaag, iyaga oo wada qorshaha laga soo maleegay dhinaca muqisho ee la doonayo in lagu wiiqo midnimada iyo qaranimada somaliland. Axmed Cali Yakhle iyo hubnahan uu hogaaminayo oo la sheegay i ay soo dirtay dawladda somalia oo ay soo qaateen mashruuc ah in ay  Gobolka Sanaag dadka ku dhaqan ka dhaadhiciyaan fikirkaasi ah in maamul loo sameeyo,  ayaa la sheegay in ay gaadheen  Magaalada Damala-xagare  oo uu asal ahaan ka soo jeedo, ka dibna ay dadka deegaankaasi u  sheegeen in aanay  taageersanayn Fekerka ay wataan ee xamar laga soo waariday. Waftiga Axmed Cali Yakhle waxa la sheegay inay u kicitimeen dhanka Magaalada Carmale ayna u soo Gudbayaan ilaa Degmada Badhan, iyada somaliland ay arrintaasi ka hor tegayso, isla markaana ay suurta gal tahay in ciidanka qaranka somaliland ay gacanta ku soo dhigaan, waxaanay arrintani ku soo beegmaysaa xilli ay shalay ciidanka qaranka somaliland baacsadeen Cali khaliif Gallaydh oo ah ragga fikirkaasi wada. qorshan oo muddooyinkii u dambeeyey hadal hayntiisu socotay, ayaan la garanayn in uu suurta geli doono, iyaga oo aanay somaliland ogolayn in qorsheyaal noocaas oo kale ah lala yimaaddo waddankeeda gudihiisa. waxaanay hore u fashilisay qorshihii Cali Khaliif ku doonayey in uu maamul kaga sameeyo deegaamada uu ka soo jeedo, isla markaana ay ciidanka qaranka somaliland u diideen in uu cagaha dhigo dalka gudihiisa oo uu qorshahaasi ka hir geliyo, waxaana la aamin san yahay in mashuuracanna aanu ahayn mid soconaya oo uu ku koobaan doono hadal haynta oo keliya, maadaama oo aanay awood u lahayn dadka wadaa in ay gudaha somaliland oo ay ka mid yihiin deegaamada ay qorshahaasi ka hir geliyaan yimaaddaan.

XYS Taariikhda Qaadka Iyo Dhibaatada Caafimaadka

[embed]https://www.youtube.com/watch?v=tgr4a1buRlQ[/embed]

Daawo Sooraan Iyo Jawaan Riwaayad 3aad

[embed]https://youtu.be/CUyP01kCX6k[/embed]

Halkan Ka Daawo Riwaayadaha Sooraan Iyo Jawaan

[embed]https://youtu.be/z8jKSyFHf9w[/embed]

Daawo Sooraan Iyo Jawaan

[embed]https://youtu.be/O6bcTRO1uW0[/embed]

Daawo Nimcaan Hilaac Hees Cusub Ciyaaraha

[embed]https://www.youtube.com/watch?v=VEvYWCV6Kj4[/embed]

Xys Barnaamijka Xogta Dhabta Iyo Xaqiiqada Masuuliyiinta Dawlada Somaliland

[embed]https://www.youtube.com/watch?v=28an1SBhGf4[/embed]

Carwo Mabsuud

[embed]https://www.youtube.com/watch?v=Xsrf2_Y7vf4[/embed]
WARKII UGU DANBEEYEY
Copyricht @ 2016 BULSHO TV
Contact us Email: info@bulsho.tv    Quality Technology Link